Madaxweyne Qoor Qoor oo labo arrin kala hadlay Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa la kulmay safiirka dalka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry Andre, iyagoona ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan Galmudug. Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay la dagaalanka argagixisada iyo sidii dalka looga sifayn lahaa, iyadoo Galmudug ay ka socdaan dadaalo iyo diyaar garow … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo labo arrin kala hadlay Safiirka Mareykanka u jooga Soomaaliya